Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka kubadda cagta Puntland.
Madaxweynaha ayaa waxaa kulankani casho sharafta ah ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan geleyaasha DFS, masuuliyiin ka tirsan geleyaasha maamulka Puntland ...
















