R/Wasaare Khayre oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga,xilkiina ka qaadey Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta
Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Gaashandhigga kadib markii uu iska ...
















