Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda XFS Cali Balcad ayaa faah faahin ka bixiyay shirka Qurba-jooga Soomaaliyeed oo maanta Doha uu ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee ...
Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka ...
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimana Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta kulan miro ...
Maamulka, dhaqanka, wax-garadka, haweenka, kooxaha hiddaha iyo dhaqanka, iyo bulshada degmada Cali Gaduud ayaa galabta si wadajir ah u soo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, signed a renewed Memorandum of Understanding ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlayay u diyaar-garowga ka hortagga iyo yareynta khasaaraha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho