Wasiirka Warfaafinta oo Hortagay Guddiga Warfaafinta ee Aqalka sare+Sawirro
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta hortagay Guddiga Warfaafinta, arimaha bulshada ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta hortagay Guddiga Warfaafinta, arimaha bulshada ...
Hoos Kala Deg kala dag PDF ka Head of Procurment How to apply please Click here http://ncsc.org.so/ncscjobs/
Madaxwaynaha dalka turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rassmiya ku tagay wadanka kuwayd kadib martiqaad uu ka helay amiirka wadanka ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa sii balaariyay dagaalada ay kaga sifeynayaan cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab deegaanada ay kaga dhuumeeleysanayaan ...
Guddigii howlaha dhaqaale uruurinta ka waday dalka Kenya ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo dhaweeyeen Wasiiro, Xildhibaano ...
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii ...
Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka dhaco Shir looga hadlayo Amaanka guud ...
Taliyaha ugu sareeya ee Ciidamada Militariga Wadanka Zimbabwe Janaraal Constantino Chiwenga ayaa ka digay in faragelin milateri lagu sameeyo dagaalka ...
Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolka Galguduud gaar ahaan Magaalada Cabdu-waaq C/kariin Bulxan ayaa soo sheegaya in Gobolka Maalmihii iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho