Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Xoghayaha Gudigda Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sayid Cali Isaaq Maxamed ...
















