Kulan looga hadlay Amaanka iyo sidii Maleeshiyaadka Al shabaab looga saari lahaa G/ Bakool oo ka dhacay Xudur
Kulan looga hadlayay Amaanka iyo xasiloonida Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kana mid ah deegaanada hoose yimaada maamulka koonfur galbeed ...
















