Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay Amaanka iyo sidii Maleeshiyaadka Al shabaab looga saari lahaa G/ Bakool oo ka dhacay Xudur

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay Amaanka iyo sidii Maleeshiyaadka Al shabaab looga saari lahaa G/ Bakool oo ka dhacay Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay Amaanka iyo xasiloonida Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kana mid ah deegaanada hoose yimaada maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Shirkaan ayaa waxaa soo agaasimay maamulka degmada waxaana goobjoog ka ahaa Ma’suuliyiinta degmada,Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya shirka ayaa Xoogga lagu saaray Iskaashiga Amaanka Xudur iyo guudahaanba Gobolka Bakool.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxamed Xasan C/raxmaan wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool ayaa soo sheegaaya in kulanku inta uu socday laysku wadaarsaday xogo ku saabsan in layska kaashado Amaanka iyo horumarinta Gobolka.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Gobolka Bakool waxaa ay ka wadaan guluf dagaal oo maleeshiyaadka Nabad diidka Al shabaab looga saarayo deegaanada yar yar ee ay kaga harsan yihiin Gobolkaasi iyadoo ay jirto in maleeshiyaadku ay jareen wadooyinka soo gala Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Previous Post

Dalka Faransiiska oo marti gelinaya shir ku saabsan ka hortagga Daa’cuunka.

Next Post

Dhageyso: Dad abaar ugu geeriyooday Gobolka Mudug

Next Post
Dhageyso: Dad abaar ugu geeriyooday Gobolka Mudug

Dhageyso: Dad abaar ugu geeriyooday Gobolka Mudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In