Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Dad abaar ugu geeriyooday Gobolka Mudug

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Dad abaar ugu geeriyooday Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xirsi Yuusuf Bare Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo wareysi gaara siiyay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa ka dayriyay Xaaladda ay ku nool yihiin dadka ku nool deegaano ka tirsan Gobolka Mudug gaarahaan deegaana hoos taga Maamulka Galmudug.

Duqa Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare ayaa sheegay in ay dad gaaraya sagaal ruux u geeriyoodeen Abaarta ka jira Mudug ku waasoo ka mid ahaaa bulshada ay Xoolihii ku dhaafeen Abaarta ka dibna ay sababtay xaalad nafaqo daro oo soo wajahday qoysaskaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shalay ayaa Ma’suuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug waxaa ay booqosho ku gateen deegaano duleedka koonfureed ka ah Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug sida deegaanka Xarxaar iyo kuwa kale halkaa oo ay deegaamaysanayaan dad kasoo hayaamay Abaarta Dalka ka jirta.

Halkaan hoose ka dhageyso Duqa G/ Xirsi yuusuf:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/WARAYSI-DUQA-MAGAALADA-GAALKACYOXIRSI-YUUSUF-BARRE.mp3

Previous Post

Kulan looga hadlay Amaanka iyo sidii Maleeshiyaadka Al shabaab looga saari lahaa G/ Bakool oo ka dhacay Xudur

Next Post

FAALLO:Saldhig Milatari oo Mustaqbilka loo aayi-doono!!!

Next Post
FAALLO:Saldhig Milatari oo Mustaqbilka loo aayi-doono!!!

FAALLO:Saldhig Milatari oo Mustaqbilka loo aayi-doono!!!

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In