Guuddoomiye Jawaari iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Dalka Suudaan
Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawari ayaa u amba baxay dalka Suudaan kadib ...
Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawari ayaa u amba baxay dalka Suudaan kadib ...
Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyey safar shaqo oo seddex maalin qaatay ...
Maanta ayaa lagu wadaa sida Qorshu yahay in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madaxda dolwadda Federaalka Soomaaliya iyo Kuwa ...
Waa barnaamij hido iyo dhaqan ah oo ay soo agaasintay Jaamacada Johannesburg waxaa ka qeybgalayay ardayda dhigata jaamacadaasi ee ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in uu socdo qorshe la xiriira in dib ...
Maamulka Xeraale iyo Wasiiro ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay siyaaradii Sheekh Yuusuf oo sanadkaan lagu dhigay ...
Deeqdan lacagta ah ee ay maanta Ururka Dhallinyarada Milk-way Community Center ay gaarsiiyeen qaar ka mid ah qoysaskii ay eheladooda ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Turkiga Suleyman Soylu. Kulanka ...
R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booday qaar ka mid ah dakii ku dhaaawacmay Qaraxii 14 bishaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho