Wasiirka amniga Puntland oo kormeeray Dekedda iyo Garoonka diyaaradaha Boosaaso
Wasiirka aminga dowladgoboleedka Puntland Axmed C/alahi Yusuf ayaa maanta kormeeray saldhigga bartamaha Bosaso, Dekedda magaalada iyo garoonka diyaardaha, wasiirka ayaa ...
















