Dhageyso: Gaadiid Ganacsi oo gaaray Magaalada Xudur ka dib markii Ciidamada Xoogga Dalka howlgalo ka sameeyeen Waddooyinka isku xirra Gobolada Bakool iyo Hiiraan
Ku dhawaad 15 Gaadiid sida ganacsi ayaa gaaray Xaruunta Gobolka Bakool ee Xudur kuwaasoo ka imaaday Magaalada Baladweyn ee Gobolka ...
















