Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta taageerada ay siineyso Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya ...
















