Dowladda Soomaaliya oo War saxaafadeed kasoo saartay howlgal lagu laayay khawaarij badan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay gobolka Galgaduud, kaas oo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay gobolka Galgaduud, kaas oo ...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada, ...
Hawlgal qorshaysan oo ay galabta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal lagu sifeyno Khawaarijta ka fuliyey deegaanada dhaca ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo madax kale oo ka tirsan SoDMA ayaa ka qeyb galay kulan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo ...
Xildhibaannadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 5-aad kulankiisa sedaxaad waxaana shir guddoominayay ...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda, ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta kawada maalintii 3-aad deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas ...
Shirka Madasha Wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka (National Development Council) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa guddoomiyay Wasiirka Qorsheynta, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho