Xildhibaan ku geeriyooday Jowhar oo aas loo sameey
Waxaa saaka Aas loogu sameeyay Magaalada Jowhar Allaha u naxariistee Marxuum Aadan Macalin Cali oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dowlad ...
Waxaa saaka Aas loogu sameeyay Magaalada Jowhar Allaha u naxariistee Marxuum Aadan Macalin Cali oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dowlad ...
Shirka sannadkaan oo maalintii Talaadada furmey waxaa diiradda lagu saarayay amniga Duulimaadka iyo garoomada iyo horumarinta Saadaasha hawada dalalka gobolka. ...
Howlgalka xasilinta amniga ayaa ka bilaawday qeybo ka mid ah Gobolka Hiiran iyadoo shacabka ku dhaqanka gobolkaasi ay soo dhaweyen ...
Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in si sharuud la'aan ah lagu joojiyo dagaalada ka socda deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, ...
Muqdisho, Ogosto 22, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuummadda in ay dabagal ku samayso sidii ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka. Mudane Xasan ...
Shirka ayaa waxaa qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Qaranka waxaana ka qayb galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Taliyaasha Ciidanka Amaanka, ...
Xaflada Xilka ay ku kala wereegayeen Wasiirkii hore Maaliyada Maamulka KG Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur Iyo Wasiirka Cusub ee ...
Barnaamijka maxaa loo dilay waa barnaamij cusub oo bishiiba laba jeer aad ka dhageysan doontaan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho