Magaalada Bristol ee dalka UK ayaa la sheegay in nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Aadan Daahir uu xalay ku ...
Madaxweynihii hore Dowladda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Johannesburg ee Dalka K/Afrika, Mudane Xasan ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xariga ka jaray Taallada Axmed Gurey ee ku taal ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka, kulanka oo ...
Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyaadka Shabaab ayaa goor dhaweyd oo maanta ah isu soo dhiibat ciidamada XDS ee ku sugan degmada ...
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mr. Mukhtar Mahad Daud oo uu wehliyo Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary ...
Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Aadan Macalin oo ka ...
Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino, ayaa dhambaal tacsi ah u soo diray xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta taas oo ku aadan ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka iyo mas'uuliyin kale ayaa kormeer ku sameeyay wadada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho