Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wadahadal kula jirta Mukhtar Robow
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato ...
Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray Kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Baarlamaanka ...
Shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayuu ku caddeeyay in uu ka baxay kooxdaasi, isagoo ...
Xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay doorashada xubintii banaaneyd ee Guddiga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u ...
Wafdigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa waxa soo dhoweeyey ...
Roobab xoogan oo dabeylo wata ayaa dad gaaraya 300 oo qof ku dilay gudah dalka Sierra Leone sida ay sheegayaan ...
Iyadoo loo diyaar garoobayo gudashada waajibaadka Acmaasha Xajka, ayaa Soomaalid kunool dalka Mareykanka waxay walaac ka muujinayaan arrimahaasi,gaar ahaan dadka ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee 15-May oo ah Iskuul taariikh weyn ku leh hormarinta tacliinta dalka iyo dadka Soomaaliyed, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho