Wasiir C/raxmaan Xoosh oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub-Sawirro
Wasiirka Arrimaha dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub (EU) ...
















