Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay diblomaasiyiin ka socotay safaaradda Maraykanka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta magaalada Jowhar kula kulmay wakiilo ka socday safaaradda Mareykanka ...
















