Wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabatay
Waxaa goor dhow bilowday wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedya Hirshabeelle, iyadoo ay u soo baxeen labo musharax oo ...
Waxaa goor dhow bilowday wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedya Hirshabeelle, iyadoo ay u soo baxeen labo musharax oo ...
Maamulka Degmada Heliwaa ayaa suurta geliyay in xarunta Degmada lagu qabto Barnaamijka Aragti wadaaga Hiigsiga Caasimadda kaasi oo ay ka qeyb ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar shaqo ku joogo Gobolka Gedo ayaa gaaray Magaalada Beled-Xaawo,isagoo booqday ...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Taliyaha qaybta 21-aan ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Aadan ...
Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen xubnaha Joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa, Mareykanka, ...
Waxaa Magaaladda Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudaan gaaray Wafdi uu hor kacayo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane ...
Waxaa saaka lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha HirShabeele,taasi oo haatan ...
Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dowladda Kuweyd islamarkaana dhameystay Waxbarashada Dugsiga Sare iyo qaar sanadkaan ka qalin jabiyay ...
Muddane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya,ayaa maanta soo xirey Bandhigga Buugaagta oo muddo sedex maalmood ah ...
Hadalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyey markii maanta mas’uuliyiinta Wasaaradda ay kormeer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho