Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta ee dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi tababar ugu soo xirtay Shaqaale ka tirsan Wasaaradda
Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxa ay tababar ugu soo xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda ...
















