RW Khayre oo booqday kaydka raashinka ee ciidanka dalka Soomaaliya-Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed ...
Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ...
Moqdisho, 06, Augst, 2017…. Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha ...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta ku guuleystay doorashada xilka ...
Golaha Shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 Kulankan xubnaha golaha shacabka ...
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday dad lagu ...
Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladdiis ay u si buuxdo ...
Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM Golaha ammaanka ee jimciyadda Qurunmaha ka dhexeysa ayaa meel mariyay ...
Taliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho