SAWIRRO:- Ku Simaha Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Fanaanadda Maryan Mursal Ciise
Ra'isulwasaare ku xigeenka dalka ahna ku simaha Ra'isulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay fanaanadda Soomaaliyeed ...
















