R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo booqday Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska “SAWIRRO”
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ...
















