Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Minneapolis-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Minneapolis-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir iyo Xog-hayaha guud ee Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa Kulan wada tashi iyo xog waran ah la yeeshey ย Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool magaalada Minneapolis ee Gobolka ย Minnesota ee Dalka Mareykanka.

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qabtay Hoolka shirarka ee Abuubakar Al Sadiiq ee Magaalada Minneapolis, iyadoo suโ€™aalo lagu waydiiyey masโ€™uuliyiinta ka socotay Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir ayaa ka warbixiyay xaaladda Dalka Soomaaliya uu marayo, isagoo u sheegay Qurba Joogta Soomaaliyeed in laga doonayo ย in ay si weyn uga dhex muuqdaan Horumarka dalka.

โ€œDalka Soomaaliya haatan waxaa kajirta Dowlad u taagan sidii loo horumarin lahaa dalka,isbedelo badan ayaa jira iyo rajoouin,balse waxaa looga baahanyahay Qurba Joogta Soomaaliyeed sidii kaalin mug leh ay uga qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo Horumarka Dalkooda Hooyoโ€, Ayuu Yir DR Axmed CAli Daahir.

Xildhibaan Sadiiq warfaa oo ah Xog-hayaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ee Baarlmaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka codsaday Jaaliyadda Soomaaliyeed sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska Dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha dhismaha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,si loogu guuleysto xaqiijinta Amniga iyo ka hortaga dhagaraha Caddowga Umadda Soomaaliyeed ee Alshabaab.

Wariyaheena Minnesota ee Mareykanka Liibaan Xuseen.

Previous Post

Tababbar loo furey ergada soo xuleysa golaha deegaanka Xudur

Next Post

DHAGEYSO Barnaamijka Wadajir oo looga hadlay Dhismaha Golaha deegaanka ee Jubbaland (SAWIRRO)

Next Post
DHAGEYSO Barnaamijka Wadajir oo looga hadlay Dhismaha Golaha deegaanka ee Jubbaland (SAWIRRO)

DHAGEYSO Barnaamijka Wadajir oo looga hadlay Dhismaha Golaha deegaanka ee Jubbaland (SAWIRRO)

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In