Shirka garsoorka Afrika oo ka furmay Suudaan-Sawirro
Magaaladda khartuum ee xarunta dalka Suudaan waxaa ka furmay shir looga hadlayo arimaha garsoorka, waxaana dowladda Soomaaliya shirkaasi uga qeyb ...
Magaaladda khartuum ee xarunta dalka Suudaan waxaa ka furmay shir looga hadlayo arimaha garsoorka, waxaana dowladda Soomaaliya shirkaasi uga qeyb ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa daah furey mashruuca baaliyaasha ileyska cadeeda ku shaqeeya ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/Sare Maxamed Aadam Jimcaale Koofi ayaa maanta magaalada Kismaayo kula wareegay gawaari ...
Xubnaha golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sadexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dastuurka Avv. C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaraddaasi, waxaana munaasabadaan goob joog ka ...
Gobolka Minnesota waxaa ku nool Soomaalida ugu badan dalka Maraykanka waxyaabihii ugu horeeysay oo Soomaalida ay xooga saareen ayaa waxaa ...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ...
Mogadishu, 02 April 2017 – Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiska kala wareegay wasiirkii hore mudane Maxamed ...
R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Vaysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin oo lagu talagalay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho