Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta: “Dila oo aasa Al-Shabaab-ka mayalka adag”
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iclaamiyey hawl-gal balaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagu cirib tirayo Al-Shabaab, wuxuuna ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iclaamiyey hawl-gal balaaran oo dhanka amniga ah kaasi oo lagu cirib tirayo Al-Shabaab, wuxuuna ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhigii 3-aad ...
Waxaa goor dhow dib u soo laabtay Adeegii Internet-ka Fibre Optic kaas oo mudo ku dhow hal bil ka maqnaa ...
Saraakiisha dowladda ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay wadaan howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay safarkii wafdi uu hogaaminayay ay ku tageen magaalada Cadaado ...
Wasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta ayaa ka warbixisay cilad bixinta Internet-ka ayadoo oo shaaca ka qaaday in howshaas gabo gabo mareyso ...
Ajandaha kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu maanta ka koobnaa Saddex Ajande oo kala ahaa Akhrinta Dib ...
Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah u diray Madaxda iyo Shacabka Boqortooyada Sacuudiga isagoo uga Tacsiyeeyay Geerida ku ...
Muqdisho, 15 Luulyo 2017 – Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho