Maamulka Galmudug oo hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada maanta la magacaabay
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada cusub ee R/wasaare Kheyrre uu maanta magacaabay, wuxuuna maamulku u ...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada cusub ee R/wasaare Kheyrre uu maanta magacaabay, wuxuuna maamulku u ...
Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. Inta la ...
Madaxweyne Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa magacaabay mas'uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka ...
Eng: Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa loo magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya. Eng. Yarisow waa aqoonyahan leh karti, hufnaan ...
Qunsuliyadda guud ee Cadan waxay ku wargalinaysaa dhamaan qaxootiga iyo jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka yemen iyo sidoo kale ...
Dhismaha Cusub ee Maxakamada Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa xariga ka jaray Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo ...
Hambalyo Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo loo magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya. Eng. Yarisow waa aqoonyahan leh karti, ...
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa iminka ku dhawaaqay Golaha Wasiirada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Mudane ...
Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la filayaa in uu ku dhawaaqo Golaha wasiiradda Xukuunadda uu hogaamin doono , ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho