Puntland Oo Faah Faahisay Markab La Sheegay In Gantaal Lagula Qarxiyey Xeebta Caluula”Dhageyso”
Ayadoo warar soo baxayey ay sheegayeen in qarax laga maqlay markab taagnaa meel ku dhow xeebta degmada Caluula ee gobolka ...
Ayadoo warar soo baxayey ay sheegayeen in qarax laga maqlay markab taagnaa meel ku dhow xeebta degmada Caluula ee gobolka ...
Salaada ciidul fitriga ee sanadkan oo ku soo aadey bisha June 25, 2017, kuna soo aaday xili wadanka Maraykanka laga ...
Madaxweynaha ayaa waxaa xafladda ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise iyo ku xigeenkiisa, masuuliyiin ka tirsan ...
Muqdisho, 23 June 2017---Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda ...
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay Xuska maalinta Xuriyada ee dalka jabuuti oo ka dhacday safaaradda jabuuti ...
Wararka naga soo gaaraya xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland ayaa sheegaya in Halkaas uu ku dagay Markab ka dib markii uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray Dowladda iyo Shacabka Wadanka Jabuuti. Maxamed C/laahi Farmaajo ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo ubax dhigay taalada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax Dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho ee caasimadda ...
26 june Soomaalida Dunida ku nool oo dhan waxa ay u tahay ama ay u arkaan iftiin Shidmay xili gudcur ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho