DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali doono Dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Uganda ayaa halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Uganda ayaa halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka. ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Muqdisho, 21 June 2017 –Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee xarunta ...
Waraysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Stephen M Schwartz ayaa waxa uu kaga hadlay ...
Muqdisho, 21, June, 2017…… Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar ...
Guddomiyaha Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuux Oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ammaanka Magaalada ...
Afar iyo Toban Ruux oo shacab ah kana mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxyo kala duwan oo ka dhacay Gobolka ...
Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho