Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Turkiga
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ...
















