Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga, laguna ansixiyey Hindise Sharciyeedyada Maareynta Maaliyadda iyo kan Xakameynta Hubka Wax Dila
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan ...















