Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Eng: Yariisoow oo u hambalyeeyay maamulka iyo shaqaalaha shirkadda SOSTEC

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
August 9, 2017
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Eng: Yariisoow oo u hambalyeeyay maamulka iyo shaqaalaha shirkadda SOSTEC

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa xalay lagu qabtay maagalada Muqdisho munaasabad lagu xusayay sanad guuraaddii 11aad ee ka soo wareegtay aas’aaska shirkadda teknoolojiyadda ee SOSTEC.

Munaasabadda lagu xusayay sanad guuradda 11aad ee shirkadda SOSTEC ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wassiirro, Agaasimayaal ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya, ganacsato iyo marti sharafkale.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Waxaa ugu horrreyn goobta ka hadlay aasaasaha ahna madaxa shirkadda technoloojiyadda ee SOSTEC, Zahra Abdikariim Ibrahim, oo ka sheekaysay taariikdda iyo sidda ay ku bilaabatay shirkadda SOSTEC.

Maamullaha shirkadda SOSTEC Zahra Abdikariim ayaa sheegtay in 11-sano kaddib ay shirkadda SOSTEC u dabaaldegayso iyadoo ay u shaqeeyaan dhalinyaro dhawr iyo labaatan ah. Waxa ay sheegtay in shirkaddqa SOSTEC ahayd shirkaddii ugu horresay oo keentay dalka bixisana adeegga domain-ka ย Soomaaliya ee .SO.

โ€œBaahidii aan u aasaasnay shirkadda SOSTEC markii aan bilabaayy sanadkii 2006 waddanku waxa uu ku jiray xaaladdo adag, horumarka aan ilaa hadda gaarnayna, waxaa ka mid ah inaa maanta arkayno teknoolojiyadda shirkadda SOSTEC sidda ay u balaaratay, adeegyada ay bixisana waxaa ka mid ah , siddda looo sameeyo website-yadda , sidda loo register gareeyo domain-nada kala duwan, sidda loo sameeyo software solutions-ka, Search engine optimization iyo taabinta tooska ah (Live streamingโ€)., Ayay tiri Zahra Abdikariim, madaxa shirkadda SOSTEC.

Wasiir ku xigeenka Isgaarsiinta iyo Boostada Mudane Ibraahim Isaaq Yarrow, oo ka mid ahaa masuuliyiintii ka soo qeybgalay munaasabaadda ayaa ugu hambalyeeyay shirkadda SOSTEC sanad guuradeeda 11aad.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in ay Wasaaradda Boostaha iyo Isgaarsiinta ay dhiirgelinayso horumarka iyo guulaha ay gaartay shirkadda SOSTEC, isagoo intaa ku daray in shirkadda SOSTEEC ay waddanka ku soo kordhisay shaqooyin iyo adeegyo casri ah oo dhanka teknoolojiyadda,taasi oo muhiim u ah qeybaha horumarka bulshadda, sidda ganacsiga iyo waxbarashadda.

Waxaa ugu dambeyn goobta ka hadlay Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Eng.Cabdirahman Cumar Cismaan (Yarriisow) oo ugu hambalyeeyay maamulka iyo shaqaalaha shirkadda SOSTEC sanad guuradadeed 11aad ee ka soo wareegtay aasaaskeeda.

Mudane Eng. Yariisow, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu arko adeeg noocaan ah oo teknoolojiyo casri ah oo waddanka ka jirray muddo 11 sanno ah, waxa uuna booggaadiyay dadaalka iyo hal abuuurka maamulka iyo shaqaalaha shirkada SOSTEC.

Wasiir Eng.Yarriisow ayaa sheegay in shirkadda SOSTEC ay ku bilaabatay fikrad ah 1 qof,1 Qol iyo 1 Computer, taasi oo muujinaysa buu yiri in ay jiraan dad Soomaaliyeed oo leh hal abuur sareeya, wuxuna intaasi raaciyay in Dowladda ay dhiirgelinayso dadka Soomaaliyeed ee leh hal abuurka nuucaan oo kale ah.

Shirkadda SOSTEC ayaa ah shirkadda ugu wayn Soomaaliya ee bixisa adeegyadda teknoolojiyadda casriga ah, si la mid ah kuwa dunidda horumartay ka jira, waxa ayna xafiisyo ku leedahay qaar ka mid ah Gobolladda dalka, iyadooo hadda qorsheynaysa in ay dhammaan maagaaloyinka waa wayn ee Gobolladda dalka xafiisyo ka furato.

?
?
?

Previous Post

Baarlamanka F. S. oo ansixiyay sharciga isgaarsiinta Qaranka

Next Post

R/W ku xigeenka Soomaaliya โ€œBarnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeedโ€

Next Post
R/W ku xigeenka Soomaaliya โ€œBarnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeedโ€

R/W ku xigeenka Soomaaliya โ€œBarnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeedโ€

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In