Maalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka “SAWIRRO”
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka ...
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka ...
Horjoogii ka tirsanaa ururka |Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay ciidanka Xooga Dalka Soomaaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Kulankan oo ahaa mid lagu dhiira galinayey carruurta agoonta ah ee Soomaaliyeed oo ay gacanta ku heyso jimciyadda waxbarashada horumarinta ...
Deegaanka Wanay oo sideed KM dhanka koofureed kaga beegan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa cudurka shuban biyoodka ku ...
Wefdi uu hogaaminayay taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi) oo gaaray ...
Axmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen ...
Muqdisho, 6 March 2017……Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho