Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka Tirsanaa Al-shabaab oo koxdiisii ugu Baaqay in ay Dowladda isu soo dhiibaan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa?  DHAGAYSO

CORRECTING OBJECT NAME AND INFO IN CAPTION A picture taken on November 4, 2008 shows Islamist fighters from the hard-line Shabab movement taking part in a military drill at a camp in the northern outskirts of Mogadishu. Hostilities between the transitional government and hardline islamist movements for the control of Somalia's wartorn capital, Mogadishu, seem set to continue after defying numerous attempts to pacify warring factions as internal wrangles continue to dog efforts to establish an effective government. AFP PHOTO / Mustafa ABDI

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjoogii ka tirsanaa ururka |Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay ciidanka Xooga Dalka Soomaaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa ugu baaqay rag ka tirsan kooxda uu kasoo gooostay in ay isaga soo baxaan kooxda shabaab oo uu sheegay in ay dhib badan ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Horjoogahan ayaa sheegay in naxariis darada kooxdan iyo in qof muslim ah oo qoorta laga gooyo ama si kale loo dilo ay asaga ku dhalisay in uu kazoo goosto Kooxdaas oo uu mudada la shaqeeynayey.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Horjooge Xuseen Salaad Mukhtaar ayaa dalbaday Cafis asagoo xusay in uu alle uga towbad keenay mudadii uu garabka siinayey kooxda uu iminka kasoo goostay.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Maalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post
Maalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Maalinta Haweenka Aduunka oo laga Xusay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In