R/Wasaare Kheyre “Taliyeyaasha ciidamada waxaa la idinka rabaa inaad isku soo dhaweysaan ciidanka” Dhageyso + Sawirro
Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed, ...
















