DAAWO SAWIRADA: Baarlamaanka oo ansixiyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka
Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay ...
Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta waxa uu furayaa Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka, ...
Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin ...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan ...
Gurmadkaan biyo dhaamintaa oo socon doona muddo bil ah isla markaana ay maal galineyso Hay'adda Socdaalka Aduunka ee IOM ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u magacaabay Marwo Caaisha Abokar Qaasim La taliya Madaxweynaha ee dhanka Arimaha Bulshada.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho