Danjiraha Britain ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqanka ee Harggeysa oo lagu qabtay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta
Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Harggeysa International Book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka ...
















