Xildhibaannada Baarlamaanka oo shir ku leh xarunta Golaha Shacabka
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay warbixin ka dhageystaan Guddiga ...
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay warbixin ka dhageystaan Guddiga ...
Saraakiil ciidan oo ka socda Dowladaha Talyaaniga,Ingiriiska iyo maraeykanka ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Baydhaboee Xaruunta Gobolka Baay waxaana ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska u qaabilsan ...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb ...
Kulankaan uu maanta la qaatay Xogayaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dalka Filand qaar ka mid ah ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa qeybta horumarinta ee laanta ...
Daah furka xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka ...
Muqdisho, July 25, 2017….Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka ...
Muqdisho, July 25, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ...
7 Qof oo ka shaqeeya arrimaha samafalka oo ay afduubteen maleeshiyada Shabaab ayaa gaaray magaalada Baydhabo, kadib markii ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho