Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa kulan la qaatay Safiirka ...
















