Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo saaray Go’aamo muhiim ah ee Amniga iyo Xasilinta, soona dhoweeyey Shirka London
Muqdisho, 11 May 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ...
















