Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo kormeer ku tegay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye, ...















