Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo faah faahin ka bixiyay xeerka isgaarsiinta ee golaha wasiirradu ansixiyeen+Dhageyso
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xeerka Isgaarsiinta oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada. ...
















