Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS oo kormeer howleed ku tegay Bangiga Dhexe “SAWIRRO”
Muqdisho, 21, June, 2017…… Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar ...
















