Dhageyso: Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Galgala
Dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed una dhaxeeyay ciidamada dowladgoboleedka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Galgala ...















