Madaxweyne Farmaajo “Waan ka daba tageynaa, waana ka guuleysanaynaa argagixisada”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu cambareynayo weerarkii Al-Shabaab ay ku qadeen deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ...
Golaha Wasiirada Puntland ayaa shir ay ku yeeshen xarunta Garoowe kaga hadlay falkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee buuraleyda Gobolka ...
Kulan dadwayne oo uu soo abaabulay Maamulka Gobalka Banaadir kuna saabsan sidii Maamulka iyo shacabku isaga kaashanlahaa ka hortagga falalka ...
Muqdisho, 8, June, 2017….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha ...
Gaadiid xamuul ah oo siday raashin iyo badeecooyin kala duwan una rarnaa ganacsato, islamarkaana in muddo ah ku xayirnaa deegaanka ...
Dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed una dhaxeeyay ciidamada dowladgoboleedka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Galgala ...
Xabsi laga hirgelinayo duleedka koofureed ee magaalada Gaalkacyo kuna fadhiya dhul dhan 500 mitir ayaa waxaa maanta kormeeray madaxweynaah Galmudug ...
Wararka naga soo gaaraya Tuulada Busleey Daa’uud oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheeaya in Maleeshiyada Aragixisada ah ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho