Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geeriddii ku timid Sheekh Maxamed Sheekh Cabdullaahi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, culimaa’udiinka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ...
















