Muqdisho, 05 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Arrimaha ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa markale u fariisatay kiiska dacwadii la xiriirtay Allaha Unaxariiste Marxuum Ex-Wasiir, Xildhibaan Cabaas Siraaji oo ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa kasoo saaray wareegto. Markuu arkay : Dastuurka Dawlad ...
Muqdisho, 05 June 2017....Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay ...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday bam gacmeed uu ka ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka hadlayey banaan bax balaaran oo shalay lagu qabtay ...
Waxaa 100 beri laga joogaa mudada talada madaxtinimo uu hayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo, waxaan qormadan ku ...
Madaxa arrimaha Ganacsiga Safaardda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Dr : Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Gudoomiyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho