Fursado shaqo oo ka banaan Aqalka sare ee dalka
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Aqalka sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Aqalka sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buula-burde ee gobalka Hiiraan, xili halkaas ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday Kooxda la magacbaxday Al-saadicuun Bil-xaq, kuwaasi oo horaantii sanadkan lagu ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa munaasibad casho iyo sagootin ah ugu sameeyay xarunta safaaradda Wiilal ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo dhaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay magaalada Washington ee Caasimadda ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa boqolaal ...
Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey ...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, 09:30 illaa 10:30 habeenimo, ayaan idin ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho