Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Misaaniyadda sadex bilood ah
Muqdisho, 03, April, 2017…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey golaha shacabka Miisaaniyad Sadex biloodle ...
















