Guddiga amniga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya, ayaa socdaal ay ugu kuurgalayeen xaaladda amni ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka dowladda hoose ee Muqdisho uga qeyb-galay, munaasabad lagu xusayey sannad-guurada ...
Wafdi balaaran oo uu hogaamino Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayey madaxa xafiiska UNSOM Puntland ...
Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamulkaasi ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ...
Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka ...
Taariikhda mareykanka inta la ogyahay, waxaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee qabta talada dalka Mareykanka uu ahaa George Washington ,kaas oo jagada ...
Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho